Launch of NIRA’s DPI Systems: HUBIYE, CDS, eAqoonsi
HALL 7
Jazeera Hotel
Hay'adda Aqoonsiga & Diiwaangalinta Qaranka (NIRA) waxaa sharaf u ah in ay kugu martiqaado munaasabadda daahfurka Nidaamyada (systemska) Hay’adda NIRA ee ay ka mid yihiin Hubiye Platform, CDS iyo eAqoonsi.
Munaasabadda waxa ka soo qaybgeli doona madaxda sare ee dalka, madaxda hay’adaha dowliga iyo kuwa aan dowliga ahayn, wakiillo metelaya qaybaha kala duwan ee bulshada, iyo adeegbixiyaal kala duwan. Ujeeddada madashani waa in la soo bandhigo hannaanka ay nidaamyada badan ee Hay’adda NIRA ushaqeeyaan una xaqiijiyaan sugnaanta saxnimada Aqoonsiga qaranka, isla markaana ula falgalaan systemska adeegbixiyaasha kala duwan.
English
The National Identification & Registration Authority (NIRA) is pleased to invite you to the launching of its systems, including Hubiye Platform, CDS, and eAqoonsi. The event will feature senior government officials, organizations, and service providers.
The purpose of this forum is to showcase the way in which NIRA’s multiple systems work to ensure the security and validity of the National Identity, and to interact with the systems of various service providers.